30 sano kadib ayaa dibudejin la siiyay Ahmednoor, sidee ayuu u arkaa nolosha cusub?

World Refugee Day

Source: Getty / Getty Images

Ahmednoor wuxuu 30 sano ku jiray xeryaha qaxootiga Kenya, haddana waxaa dibudejin laga siiyay dalka Holland. Wuxuu ka waramayaa noloshii xeryaha iyo tan cusub ee Holland.


30 sano kadib ayaa dibudejin la siiyay Ahmednoor

Share